Qaraxyo dhimasho & dhaawac geystay oo caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qaraxyo loo adeegsaday Bam gacmeedyo ayaa caawa lagu weeraray fariisin ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladdu ku leeyihiin Isgoyska Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in rag hubeysan ay labo bam ku weerareen ciidamo Boolis ah oo dhowaan halkaas la geeyey, kuwaasoo xiliga qaraxyada lagu soo weerarayey ku howlanaa baaritaanka gaadiidka mara isgoyska H/wadaag. … Continue reading Qaraxyo dhimasho & dhaawac geystay oo caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho